Galmudug oo ka hadashay Sharuudo la sheegay in ay ku xirtay Shirka ka dhacaya Xalane

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar ku saabsan in maamul goboleedyada Galmudug iyo Koonfur Gakbeed shuruudo ku xireen ka qeyb galka shirka la filayo in uu dhax maro dowlada federaalka iyo kuwa dowlada Goboleedyada. Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa la sheegay in ay kasoo horjeesteen in shirka arimaha doorashada looga hadlayo uu ka dhaco … Continue reading Galmudug oo ka hadashay Sharuudo la sheegay in ay ku xirtay Shirka ka dhacaya Xalane